Wednesday, June 17, 2026
27.4 C
Mogadishu

Muxuu Kheyre kala hadlay taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee uu maanta kormeerka ugu tagay?

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra iisul wasaaraha JF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Khamiistii maanta kormeer Shaqo Ku Tagey Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo ku-xigeenadiisa ayaa Ra’iisulwasaaraha ku soo dhaweeyay Taliska ciidanka Booliiska soomaaliyeed.

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmay Taliyaha Ciidanka Booliiska iyo Taliye xigeenada Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxa uuna kala hadlay gudashada waajibaadka qaran ee ka saaran ilaalinta amaanka dalka.

Kormeerka Ra’iisul wasaaruhu ku tagay Taliska ciidanka Booliiska soomaaliyeed ayaa qeyb ka ah kormeero joogto ah oo uu Ra’iisulwasaare Kheyre ku tago xarumaha hay’adaha dowlada.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...