kormeeray
Madaxweyne ku-xigeenka PLD oo kormeeray dhisme cusub oo ka socda Madaxtooyada...
Garoowe (Halqaran.com) - Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Axaddii maanta kormeeray dhismeyaasha cusub ee lagu...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo adkeeyey dagaalka ay Xukuumaddu ku wajahayso musuqmaasuqa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kormeeray Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga Dhexe ee dalka iyo Dekedda magaalada Muqdisho...
Sii-hayaha R/wasaaraha oo kormeeray Mashruuca ballaarinta Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kormeer howleed ku tagay gegida diyaaraha ee Aadan Cabdulle, isagoo u...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka ‘Odawaa’ oo kormeer ku tagay xerada 21-aad...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - General Odawaa Yuusuf Raage, taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo iminka ku jira safar uu Ku marayo Xarumaha Ciidanka Xoogga Dalka ee...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Puntland oo maanta goobo muhiim ah kormeeray
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Axaddii maanta kormeer ku tegey Cisbitaalka Guud ee Boosaaso iyo Xarunta Gobolka...
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Isbitaalka Hooyada Iyo Dhallaanka Banaadir +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka Banaadir oo dowladdu ay dib...









