Friday, May 22, 2026
30.9 C
Mogadishu

30 Sano kaddib Safaaradda Mareykanka oo si rasmi uga howlgashay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Mareykanka ayaa dib u furay safaaraddii ay ku lahaayeen gudaha Sooomaaliya, kaddib kolikii muddo 30-sano ah ka hor ay magaalada Muqdisho ka daadgureysteen shaqalihii iyo diblomaasiyiintii ka joogay dalka.

Hadal maalinimadii shalay ka soo yeeray Safaaradda ayaa lagu sheegay in furitaanka Safaaradda ay daba socoto ka dib markii sanadkii tagey la sameeyay dibolomaasiyiin Mareykan ah oo si joogto ah uga howlgala magaalada Muqdisho.

Safiirka Safaaradda Mareykanka ee Soomaali Donald Yamamoto ayaa sheegay in dib u furidda safaaradda ay tahay mid taariikhi ah iyo tallaabo kale oo loo qaaday xagga horumarka iyo xojinta xiriirka dibilomaasiyadeed.

Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:



Mareykanku waa isbaheysiga ugu muhiimsan ee la dagaalama kooxaha argagixisada ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya,waxaana sidoo kale uu ka mid yahay dalalka ugu weyn ee kaalmooyinka dhaqaale u fidiya dowaladda Federaalka ee Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...