Sunday, August 2, 2026
24.4 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ciidanka xoogga dalka kala hadlay dagaalka ...

Bakool (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa kulan looga hadlayay dagaalka Al-Shabaab ee gobalka Bakool la qaatey...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Madasha Xisbiyada Qaran ee Somaliya oo sheegay in ‘Itoobiya’ ay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada qaran ee dalka ayaa war ay soo saareen waxay ku taageereen codsigii 13-dii-May ee sanadkaan ee Golaha ammaanka ee Qaramada...
Ahmed Mohamed

Hey’adda Hormuud Foundation oo lala matanaaneeyay Salaam Bank +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa markii ugu horeysay magaca laga bedelay Hay’adda Hormuud Foundation, tan iyo markii la aasaasay sanadkii 2013, iyadoona lala mataaneeyay Salaam...
Ahmed Mohamed

Ilhaan Cumar oo Aabaheed ku geeriyooday dalka Mareykanka

Minnesota (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee waxaa xalay dalka Mareykanka ku geeriyooday, Nuur Cumar Maxamed oo ah Aabaha dhalay Ilhaan Cumar. Ilhaan Cumar oo ka...
Ahmed Mohamed

Wasiirka Amniga Hirshabelle: ‘‘Al-Shabaab Ukumankoodii iyo ajaaniibtoodii waxay u soo rarteen...

Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Ajaaniibtii Ururka Al-Shabaab ee dhawaan dagaalka looga soo saaray Gobolka Shabellaha Hoose ayaa la sheegay in ay u soo weecdeen Gobolka...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo dib ugu soo noqday...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu...