Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wasaaradda Caafimaadka oo Xaqiijisay inay korortay tirada dadka cusub ee ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay...
DHAGEYSO: Puntland oo qaadacday Shirka Jabuuti, ”Natiijo kasta oo ka soo...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 46-aad ee Baarlamanka Puntland ayaa si rasmiya...
Shirka guddiyo farsamo oo ka kala socda DF Somaliya iyo Somaliland...
Jabuuti (Halqaran.com) - Waxaa Jamhuuriyadda dalka Jabuuti Isniinta maanta ah ka furmay shirkii ay lahaayeen guddiyada farsamada ee labada dhinac ee DF Soomaaliya iyo...
Faah-faahin ku saabsan Madaafiicdii Al-Shabaab iyo AMISOM ay isku waydaarsadeen Degmada...
Balcad (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxay tiro madaafiic ah oo ay Al-Shabaab ku garaaceen xalay Saldhiga Ciidamada AMISOM ay ku...
Maxaa ka soo baxay shirkii madaxda Soomaaliya & Somaliland ee Jabuuti?...
Jabuuti (Halqaran.com) - Magaalada Jabuuti ee caasimadda Jabuuti waxaa maanta lagu soo gaba-gabeeyay shir maanta ku dhex maray madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa...
Muuse Biixi: ”Sidee ayaynu maanta u sii wadi karnaa wada-hadallada, haddii...
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo wafdigii ballaarnaa ee uu hoggaaminayey ee maanta gaaray Jabuuti ayaa ka qeyb galay Kulan...







