Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararkii ugu dambeeyay Wada-hadalka DF Somaliya iyo Somaliland & Shirkii oo...
Jabuuti (Halqaran.com) - Wararka ay Halqaran.com ka helayso Shirka maanta ka furmay dalka Jabuuti ayaa sheegaya, in wajiga koowaad ee wada-hadallada DF Soomaaliya iyo...
AKHRISO: Jubbaland oo jawaab deg-deg ah ka bixisay go’aankii ay Villa...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sharci darro ku tilmaamtay qoraalkii DF Soomaaliya kasoo baxay ee lagu sheegay inay Axmed Madoobe u...
XOG: Maxay aheyd Sababtii uu maanta u baaqday kulankii Aqalka sare...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Axadda maanta ah baaqday, shirkii golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii ay ku kala qeybsameen guddoonka iyo Senatorrada...
Mareykanka oo si weyn u soo dhaweeyay hada-hadallada DF Somaliya iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa si diiran u soo dhaweysay wada-hadalada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland Axadda maanta ah uga bilowday...
Shirka Wada-hadallada ee u dhaxeeya DF Somaliya iyo Somaliland oo ka...
Jabuuti (Halqaran.com) - Waxaa magaalada Jibuuti ee wadanka Jabuuti galabta ka furmay Shir u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Somaliland, shirkaasi waxaa...
Wafdigii uu hoggaaminayay madaxweyne Farmaajo oo gaaray Jabuuti +(SAWIRRO)
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Raiisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan...







