Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Akhriso: Madaxweynaha K/Galbeed oo magacaabis sameeyay
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magacaabay Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Koonfur Galbeed.
Wareegto kasoo...
Faah-faahin dheeraad oo ku saabsan duqeyn ka dhacday Gedo
Gedo (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahino dheeraad ah ka soo baxaya duqeyn diyaaradeed oo xalay ka dhacday deegaanno ka tirsan Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya...
DAAWO VIDEO: Madaxweyne Saciid Deni oo ka hadlay ujeedka Shirka Dhuusamareeb
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowladd goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdulaahi Dani ayaa faah faahin ka bixiyay shirka 9 Bishan oo ku beegan maalinta Khamiista...
Maqaal: Soomaalida Maraykanku Yay Taageerayaan Doorashada 2020-ka?
Inta aanan ka jawaabin su’aashaas, sheeko yar aan idinla wadaago.
Ku dhowaad dhamaadkii dagaalkii labaad ee Dunida (1943-45) markii Jarmalka la jabiyay, Ingriiis iyo xulafadiisiina...
Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo faah-faahin ka bixiyay dagaal ay Al-Shabaab...
Awdiinel (Halqaran.com) – Taliska Ciidanka Ciidanka dalka Soomaaliyeed ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaal ay Ciidanka xoogga dalka Al-Shabaab kula galeen deegaanka Awdiinle oo qiyaastii...
Maxay kawada hadleen RW Kheyre iyo Safiirka Midowga Yurub?
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas...







