Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Galmudug: ‘‘Waanu ku filannahay sugidda ammaanka Madaxda maamul goboleedyada dalka‘‘
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa si weyn loo adkeeyay, xilli lagu wado inay maalinta Khamiista ku kulmaan Madaxweyneyaasha...
Aqalka sare oo waxba kama jiraan ku tilmaamay Afar xeer oo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warqad kasoo baxday guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay Afarta xeer ee...
AKHRISO: Madasha Xisbiyada Qaran oo taageeray Shirka ka dhacaya Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeyay Shirka dowlad goboleedyada ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, sida lagu sheegay war-saxaafadeedka ka...
Guddoomiyaha BF Soomaaliya iyo Safiirka Qatar ee Somaliya oo arrimo badan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal sheikh Cabdirahmaan ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Qatar u jooga...
Madaxweynayaashii hore ee dalka oo kulan la yeeshay hoggaanka dhaqanka Beesha...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa xarunta madasha ee magaalada Muqdisho kula kulmay hoggaanka dhaqanka...
Galmudug oo ka shireysa sugidda amniga Shirka dowlad goboleedyada ee Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug, mudane Cali Dahir Ciid ayaa Shir guddoomiyay shirka Amniga Galmudug oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka...







