Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo furay imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare &...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdulaahi Dani ahaa Sabtida maanta ah Furay Imtixaanka Shahaadiga Deeganada Puntland oo arday badan u...
Faah-faahin ku saabsan qarax xooggan oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax xooggan oo si wayn jugtiisa looga maqlay Degmooyinka Gobolka Banaadir, ayaa saaka wuxuu ka dhacay Degmada Xamar Jajab ee Gobolkaan...
AKHRISO: Wasaaradda Waxbarashada ee DF Somaliya oo shaacisay xilliga la qaadayo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda waxbarashada DF Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee la qaadi doono imtixaanada kala duwan...
Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’ oo Hargeysa ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ee magaalada Hargeysa ku qaabilay wafdi ka socday dalka Keyna, kaas oo ka...
DHAGEYSO: ‘‘Golaha Shacabka way ka go’an tahay inuu hirgelo matalaadda Gobolka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in Golaha Shacabka ay ka go’an tahay in...
Maxaa looga hadlay Shirkii maanta Golaha Wasiirrada ee Puntland +(Arrimo badan...
Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Dowlad Goboleedka Puntland oo ku qabsoomay aalada maqalka...







