Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo ka hadlay Xaaladda ka jira Itoobiya...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa shacabka Itoobiya ugu baaqay in xasilooni ay muujinayaan isla markaana ciidammada ay kala...
Maxkamadda CQS oo dil ku xukuntay askari dilay laba qof oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Khamiistii maanta waxaa ay xukun dil ah ku riday askari ka tirsan Ciidamada Booliska...
Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Deg. Balanbal +(SAWIRRO)
Balanbal (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Maxamed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud.
Wafdiga madaxweynaha...
UPDATE: 81 ruux oo lagu dilay rabshado ka dhacay Itoobiya, kaddib...
Addis Ababa (Halqaran.com) - 81 qof ayaa ku dilay dalka Itoobiya rabshado socday laba maalmood, sida uu Arbacadii sheegay madaxa booliska, kadib markii la...
Dalalka Carbeed oo dhambaal hambalyo ah u soo diray Madaxweyne Farmaajo
Riyad (Halqaran.com) - Boqorka Dalka Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis iyo dhaxal sugaha dalkaas Maxamed Bin Salmaan ayaa dhambaal Hambalyo ah usoo diray...
AKHRISO: Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ee maalinta Xornimada & Midnimada ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kaga qayb-galay Tiyaatarka Qaranka Munaasabadda Xuska 1-da Luuliyo ayaa shacabka ku adkeeyey in...







