Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Senator Faroole: ‘‘Farmaajo si cad ayuu u jebiyay dastuurkii, dalkiina god...
Garowe (Halqaran.com) - Senator Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo ka tirsan Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeestay go’aankii...
Xaliimo Yareey oo ka jawaabtay eedeyntii loo jeediyay ‘‘Annaga waxaan is...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey), Gudoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa ka jawaabtay eedeynta xoogan, ee kaga timid Madasha Xisbiyada...
DHAGEYSO: Baarlamaanka Puntland oo go’aan adag ka qaatay matalaada gobolka Banaadir
Garoowe (Halqaran.com) - Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland oo ka carooday Go’aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ay ugu ansixiyeen Gobolka Banaadir in uu...
DHAGEYSO: Xasan Sheekh oo ka digay muddo kororsi ”lama aqbali karo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha Madasha Xisbiyada Qaran, Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in go’aankii shalay...
Qaramada Midoobay oo taageertay qaababka doorasho oo ay soo bandhigtay Xaliimo...
Muqdisho (Halqaran.com) – War ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa lagu taageeray hadalkii ka soo yeeray guddoomiyaha guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka...
Muxuu ka yiri Xasan Sheekh hadalkii Xaliimo Yareey ee doorashooyinka Qaranka?
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Warbaahinta kula hadlayay Muqdisho ayaa ka hadlay go’aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka ku...







