Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
AKHRISO: CCWarsame oo sheegay in ay guul dareysatay Dowladda Madaxweyne Farmaajo
Muqdisho (Halqaran.com) – Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shaaca ka qaaday mowqifkiisa ku aadan heshiiska doorashooyinka ee lagu gaaray Madaxtooyada Villa Soomaaliya.
War...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaal Khasaaro geystay oo maanta ka dhacay...
Hiiraan (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in saacadihii la soo dhaafay dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu...
Wax ka ogow Taariikh nololeedka Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha cusub ee XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu ku dhashay magaalada taariikhiga ah ee Hobyo ee...
Wasiir ka tirsanaa Hirshabeelle oo xalay lagu dilay magaalada Jowhar
Jowhar (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Jowhar lagu dilay Allaha u naxariisto wasiiru dowlihii wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, Nuur...
Madaxweyne Farmaajo oo ra’iisul wasaare cusub magacaabay
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si waafaqsan qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah waxa uu magacaabay Wasiirka Koowaad...
UPDATE: Xilliga ay billaabaneyso Doorashada dalka oo la shaaciyay
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedyada dalka ayaa isku raacay xilliga rasmiga ah oo ay billaaban doonto...







