Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Rooble oo kulamo muhiim ah ka wada Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Axadda maanta...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ‘Karaash’ oo maanta daah-furay Shirka maamul daadejinta Puntland
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa furay Shirka Maamul daadejinta Puntland oo ay ka qayb galeen...
Bannaanbax Cabasho ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Bannaanbax cabasho ah oo ay dhigeen dad u badan Haween iyo dhallinyaro ayaa Axadda maanta ah ka dhacay dhabarka dambe Saldhiga...
Xilliga R/Wasaaraha magacaaban uu hortagayo Golaha Shacabka oo la Shaaciyay
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa in Maalinta berri oo Isniin ah la horgeeyay Xildhibaannada...
CCWarsame ‘‘Soomaaliya waxaa laga badbaadiyay dhibaato ku soo wajahneyd‘‘
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa ka hadlay heshiiska siyaasadeed ee Doorashooyinka Federaalka oo ay wada gaareen Madaxweyne Farmaajo,...
Gabar 5 sano jir ah oo lagu kufsaday magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho xalay lagu kufsaday gabar 5 sano jir ah, kaddib markii uu fara xumeeyay nin ay...







