Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Taliye Qooje oo ka warbixiyay howlgallada ka socda Galgaduud iyo...
Galgaduud (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa ku wajahan deegaannada kala ah Ceel-lahelay iyo Ceel-garas ee gobolka Galgaduud.
Wararka ayaa sheegaya, in Al-Shabaab ay deegaanadaasi...
XOG: Wax badan ka ogow kulankii dhexmaray RW hore Xasan Cali...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharrax xilka madaxweynaha dalka, Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha...
Soomaaliya oo shir guddoominaysa shirka 75-aad ee golaha guud ee Qaramada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiye ku-xigeenka golaha guud ee kal-fadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobay, ahna danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay danjire Abuukar Cusmaan (Abuukar...
Sii-hayaha R/wasaaraha oo kormeeray Mashruuca ballaarinta Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kormeer howleed ku tagay gegida diyaaraha ee Aadan Cabdulle, isagoo u...
Update:Wasiir Falagle oo ka warbixiyay dagaalkii maanta ka dhacay duleedka Dhuusamareeb...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Shire Falagle, ayaa ka hadlay dagaal culus oo Isniinta maanta ah ka dhacay deegaanka Miirdugul,...
Faah-faah ku saabsan Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Faah-faahin ku saabsan qarax khasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira geystay oo ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, kaasi oo lala beegsaday...







