Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Somaliya ‘Rooble’ oo codsi deg-deg ah u...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu aqbalay xilka uu u magacaabay Madaxweynaha JF Somaliya,...
Ururka Al-Shabaab oo Shabeellaha hoose ku soo bandhigay burburka diyaarad Drones...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa waxay gobolka Shabeelaha Hoose ku soo bandhigeen Diyaarad Nooceeda uu yahay Drone oo maalin ka hor ku soo dhacday...
DF Soomaaliya oo war ka soo saartay Shilkii diyaaradeed ee Garoonka...
Muqdisho (Halqaran.com) - War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in diyaarad nuuceedu yahay Fokker 50 oo...
Qormo Xiiso Leh: Yusuf Garaad ”Aniguba Mar baan Dhacay”!
Markii aan arkay natiijada imtixaanka Dugsiyada, aad ayaan u dhibsaday ardayda faraha badan ee aan gudbin.
Dow ma aha in aan xukun ku saleysan mala...
Sii-hayaha RW ‘Mahdi’ oo magacaabay guddiga xil wareejinta R/wasaaraha
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha ra'iisul wasaaraha dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Magacaabay guddi ka shaqeyn doona xil wareejinta raiisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya...
Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo codsaday in la taageero heshiiskii doorashada dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo khudbad ka jeediyay xafladda xiritaanka shirkii Muqdisho, ayaa ka hadlay arrimo...







