Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
In ka badan 200 Maxaabiis ah oo ka baxsatay Xabsi ku...
Uganda (Halqaran.com) - In ka badan 200 oo maxbuus ayaa ka baxsatay xabsi ku yaala waqooyiga bari ee Uganda, sida ay saraakiishu sheegeen, waxay...
UPDATE + VIDEO: Ciidamo ka tirsan NISA oo ka cabanaya mushaar...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ciidamo ka tirsan hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa Arbacadii maanta ka gadooday mushaar la’aan, kaddib markii muddo...
Sii-hayaha RW dalka ‘Mahdi’ oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Sweden ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya Mr Staffan Tillander.
Labadan...
DHAGEYSO WAREYSI: Kudhawaad 100 qof oo Soomaali ah oo laga soo...
Minnesota (Halqaran.com) – Dowladda Mareykanka ayaa qorsheyneysa in maalmaha Khamiista iyo Jimcaha foodda nagu soo haya ay dalkeeda ka soo musaafuriso ku dhawaad 100...
Mareykanka oo Kulan gaar ah la qaatay Madaxweynayaasha Puntland,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gen. Dagvin R.M. Anderson oo ah taliyaha Hawlgalada gaarka ah ee Afrika ee loo yaqaan (AFRICOM), ku-xigeenkiisa Amb. Young, iyo safiirka...
DHAGEYSO: ‘‘Sharci ma noqon doono heshiis kasta oo ay gaaraan Farmaajo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen, in aysan sharci noqon doonin heshiis kasta oo...







