Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Beesha Caalamka oo War deg-deg ah ka soo saaray Shirka DF...
Muqdisho (Halqaran.com) - Beesha caalamka ayaa soo dhaweysay wada-hadallada magaalada Muqdisho uga socda Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedyada iyo...
Agaasime ku-xigeenka Madaxtooyada ‘Cabdinuur’ oo Xilka si rasmi ah ula wareegay
Muqdisho (Halqaran.com) – Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu u...
Baarlamaanka Soomaaliya oo ka doodaya Kiiska dilkii AUN Xamdi oo aheyd...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoonka Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa loo gudbiyay soo jeedin ku saabsan in Xildhibaannada Golaha ay ka doodaan ficilkii dilka...
Wararkii ugu dambeeyay Shirka ka socda Madaxtoyada Somaliya & Qodobbo laga...
Muqdsiho (Halqaran.com) - Iyadoo Maalintii labaad uu ka socda Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Shir u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo, Madaxda Dowlad goboleedyada iyo gobolka...
Sarkaal Al-Shabaab howlo muhiim ah u qaban jiray oo lagu dilay...
Awdiinle (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan kuwa dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ay howlgal ka dhan ah...
Shirka u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo & Madaxda Dowlad goboleedyada oo maalintii...
Muqdisho (Halqaran.com) – Maalintii Labaad waxaa xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ka socda Shir u dhaxeeya madaxweynaha JF Soomaaliya iyo Madaxda dowlad goboleeyada dalka iyo...







