Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
R/Wasaaraha cusub ee Soomaaliya ‘Rooble’ oo maanta Xilka la wareegaya (Yaase...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa in Axadda maanta uu la wareego xilka Ra’iisul Wasaaranimo...
Kulankii madaxweynaha Galmudug uu la qaatay Waxgaradka Cadaado oo isfahan-darro ku...
Cadaado (Halqaran.com) – Madaxwenaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Qoorqoor oo shalay gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa halkaasi kulan isfahan-darro ku soo dhammaaday...
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay arrimo xasaasi oo ay ka mid...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee Falanqeynta Siyaasadda...
Guddi gaar ah oo loo xil saaray inay baaritaan ku sameeyaan...
Gedo (Halqaran.com) - Madaxweyne Ku xigeenka koowaad ee dowlad goboleedka Jubaland, Maxamuud Sayid ayaa magacaabay Guddi baaritaan ku sameeya dhacdadii 22-kii bishan ka dhacday...
Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo lagu soo dhaweeyay Cadaado +(SAWIRRO)
Cadaado (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Sabtidii maanta gaaray Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Madaxweynaha...
Madaxweynaha Jubbaland oo guul taariikhi ah ku tilmaamay ansixintii heshiiska Doorashada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo dhaweeyay Ansixinta heshiiska Doorashooyinka ee labada Aqal ee Baarlamaanka...







