Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay heshiiskii Doorashada
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada labada Aqal ee BF Soomaaliya oo kulan wadajir ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansaxiyay heshiiska siyaasadeed ee doorashooyinka dalka,...
Ciidanka Xoogga dalka oo Al-Shabaab ka soo furtay 40 carruur ah...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab kasoo Furtay Carruur ay tabarayaayeen, sidda lagu sheegay war kasoo baxay taliska Ciidanka.
Ururka 143-aad...
Dood ka taagan xil ku wareejinta Ra’iisul Wasaaraha cusub ‘ROOBLE’
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa in uu maalinta berri oo Axad ah si rasmi...
Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Somaliya ee ‘DANAB’ oo lagu soo dhaweeyay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya, Taliya ciidanka xoogga dalka iyo saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga ayaa Ku dhawaad 300 (Saddex boqol)...
Dowlad goboleedyada Puntland iyo Koonfur Galbeed oo heshiis ku gaaray magaalada...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay ka qeybgalay xaflad soo dhoweyn ah oo isaga iyo wafdigiisa loogu...
Baarlamaanka Soomaaliya oo berri la horgeynayo Heshiiska siyaasadeed ee Doorashada
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in Sabtida berri ah 26 September ay yeeshaan...







