Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka jawaabay hanjabaadii Cumar Filish ee Musharraxiinta
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Mahad Salaad ayaa si kulul uga hadlay hadal uu ka jeediyay guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Filish,...
Nin miino ku aasayay magaalada Dhuusamareeb oo la qabtay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamada Nabad Sugida ee maamulka Galmudug gaar ahaan kuwa ka Howlgalla Magaalada Dhusamareeb ayaa la sheegay in howlgal ay sameeyeen ay...
DAAWO VIDEO: Guddoomiyaha gobolka Banaadir ‘Cumar Filish’ oo u hanjabay Midowga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa si kulul u weeraray Midowga Musharaxiinta oo...
Madaxweynihii hore ee Somaliya Sheekh Shariif oo gaaray Baydhabo
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Ahna Guddoomiyaha Midowga Musharraxiinta Mudane Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa galabta gaaray magaalada Baydhabo ee...
Puntland oo shuruud ku xirtay baaq uga yimid Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya
Garoowe (Halqaran.com) - Xubnaha Musharraxiinta Madaxweynaha ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ugu baaqeen Madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Jubbaland inay ka laabtaan xubnaha guddiyada...
UPDATE: War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha & qoddobo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Midowga Musharraxiinta Madaxweynayaasha Soomaaliya ayaa Khamiista maanta ah soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18 qodob, kaddib muddo Lix maalmood ah oo...







