Wednesday, June 17, 2026
25.9 C
Mogadishu

UPDATE: War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha & qoddobo culus

Muqdisho (Halqaran.com) – Midowga Musharraxiinta Madaxweynayaasha Soomaaliya ayaa Khamiista maanta ah soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18 qodob, kaddib muddo Lix maalmood ah oo ay ku shirayeen magaalada Muqdisho.

Maalmihii uu socda kulan ayaa waxaa ka qeyb-galay Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka, Ururrada Bulshada rayidka, Ganacsatada Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobollada Waqooyi, Culimada Soomaaliyeed, Madaxda Warbaahinta, iyo Wakiilada Beesha Caalamka.

Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayay ku eedeeyeen in uu baal maray heshiiskii doorashada ay gaareen Madaxweynaha, Madaxda dowlad goboleedyada dalka kajira iyo Dowlad goboleedyada.

Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo uu Guddiyada doorashooynka kusoo daray Xubno ka tirsan Hay’adda NISA, Shaqaalaha dowladda iyo Xubno ka tirsan Hab maamuuska Madaxweynaha.

Halka hoose ka akhriso War-murtiyeedka Musharraxiinta Madaxweynaha:

Halka hoose ka daawo Muuqaalka War-murtiyeedka: 

Xafiiska  Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...