Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
RW Abiy Axmed oo sheegay inuu dhammaaday dagaalkii Tigray
Addis Ababa (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku dhawaaqay inuu dhammaaday dagaalka gobolka Tigray, kadib markii ciidamada dowladda ay si...
DF Somaliya oo soo dhaweysay qaraarka ka soo baxay Ururka Iskaashiga...
Niamey (Halqaran.com) - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Balal Maxamed Cusman, ayaa hoggaamiyay wafdiga Soomaaliya uga qeybgalay shirka 47aad ee...
DHAGEYSO: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun dil ah ku fulisay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa subixii Axadda maanta waxa ay xukun dil ah ku fulisay Maxamed Xaaji Axmed oo...
Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo Kulan deg-deg ah markale yeelanaya
Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Axadda maanta ah markale lagu wadaa inay kulan ku yeeshaan mid ka mid ah hoteelada ku...
Dhallinyaradii ku dhimatay Qaraxii Maqaayada Gelato Devino oo la aasay
Muqdisho (Halqaran.com) - Allaha ha u naxariisto waxaa maanta Isbitaalka xoogga dalka ka dhacay aaska 8 Dhalinyaro ah oo xalay ku dhintay Qarax Ismiidaamin...
Musharraxiinta Madaxweynaha Somaliya oo si kulul uga hadlay qaraxii lagu laayay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Musharraxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay Qaraxii maqaayadda Gelato Divino oo lagu laayay dhallinyaro Soomaaliyeed oo aan waxba...







