Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Ku-simaha Xoghayaha Difaaca Mareykanka oo booqasho lama filaan ah ku yimid...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ku-simaha Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Christopher Miller ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin ku yimid Soomaaliya, tani oo ah booqashadii ugu...
Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii xalay ee ka dhacay Muqdisho & Khasaarihii...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaya Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Maqaayad lagu caweeyo oo ku taalla meel u...
DEG DEG: Qarax khasaare xooggan geystay oo caawa ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Qarax xooggan oo Khasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Garoonka Aadan Cadde.
Warar ay...
Akhriso: Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha oo ku sheegay hadalkii Cumar Filish mid...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii uu shalay sheegay Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish ee ahaa...
DF Somaliya oo sheegtay inay bilaabeyso baaris la xiriirta musuq-maasuqa
Muqdisho (Halqaran.com) – Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya, Mudane Maxamed Maxamuud Afgooye ayaa sheegay in Xafiiska Hanti dhowrka uu ballaarinayo howlaha lagu baarayo xafiisyada...
Donald Trump oo muujiyay inuu ka qalab arursanayo Aqalka Cad
Washington (Halqaran.com) – Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay Khamiistii shalay inuu iska tagayo Aqalka Cad haddii Guddiga nidaamka ergada doorashada ay caddeyaan in Joe Biden uu yahay...







