Sunday, August 2, 2026
24.9 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

La taliyihii dhanka Amniga ee Madaxweynaha Puntland oo geeriyooday

Turkey (Halqaran.com) – Allaha u naxariisto waxaa dalka Turkiga ku Geeriyooday General Khaliif Ciise Muddan oo ahaa siyaasi si weyn looga yaqaanay deegaannada dowlad...
Ahmed Mohamed

Guddoomiye Mursal iyo Muudeey oo ku biiray Shirka u socda Musharraxiinta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Cabdiweli Ibraahim Muudeey ayaa caawa ku biireen Shirka...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo abaal mariyay shaqaalaha Wasaaradda Duulista Hawada +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Billad iyo Shahaado sharaf ku maamusay Masuuliyiintii iyo howlwadeennadii ka soo shaqeeyay dib...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo mashruuc horumarineed ka furay Baydhabo +(SAWIRRO)

Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xarigga ka jaray mashuuriic horumarineed oo dhinacyo badan, taasoo ay hay’adda...
Ahmed Mohamed

Qaramada Midoobay oo shir deg-deg ah ka yeelanaysa Xaaladda Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Isniinta maanta kulan xasaasi ah oo ku saabsan xaalada dalka Soomaaliya ku yeelanaya Xarunta Qaramada...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo ku biiray Shirka Musharraxiinta Madaxweynaha

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta ku biiray Shirka Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha ee maalintii Saddexaad ka socda magaalada...