Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxaa ka soo baxay kulankii Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Cabdikariin Guuleed?
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa weli magaalada Muqdisho ka socda kulamo siyaasadeed oo u dhaxeeya Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Dowladda, kulamadaas oo...
DHAGEYSO: Xasan Sheekh ‘‘Fahad Yaasiin wuxuu ka shaqeynayaa dumin Siyasadeed”
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayay barnaamij dood wadaag su’aalo lagu weydiinayay ayaa weerar afka...
Shirkii Wadatashiga Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo war laga soo saaray
Muqdisho (Halqaran.com) – Shirka Wadatashiga ee Sabtidii maanta Caasimadda Muqdisho uga furmay Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalintii koowaad soo xirmay, warbaahintana la siiyay...
RW Rooble oo kulan dar-dargelin ah la qaatay hoggaanka maamulka gobolka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan lagu dardargelinayo howllaha ay bulshada Caasimadda u hayaan la qaatay...
Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo laga xusay Muqdisho +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) – Maanta oo kale 21-ka November 1974-dii ayaa waxaa loo Asteeyey maalinta Macallinka Soomaaliyeed.
Xuska maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho...
Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo daahfurtay qorshaha qaran ee hirgelinta Axdiga haweenka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XF Soomaaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa Sabtida maanta ah daahfurtay qorshaha qaran...







