Tuesday, May 12, 2026
27.9 C
Mogadishu

Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo daahfurtay qorshaha qaran ee hirgelinta Axdiga haweenka +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XF Soomaaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa Sabtida maanta ah daahfurtay qorshaha qaran ee hirgalinta Axdiga Haweenka Soomaaliyeed.

Shirka ayaa waxaa kasoo qeyb galay in ka badan 100 ergo oo ka kala yimid dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir.

Wasiirka haweenka ee Xukuumadda Soomaaliya, Xaniifa Xaabsade oo ka hadashay madasha ayaa sheegtay in ay ka go’antahay dhaqan gelinta axdiga oo ah mid ay haweenka Soomaaliyeed wakhti badan geliyeen soo saaristiisa.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...