Xafiina Maxamed Ibraahim Xabsade
Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo daahfurtay qorshaha qaran ee hirgelinta Axdiga haweenka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XF Soomaaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa Sabtida maanta ah daahfurtay qorshaha qaran...




