Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Faah-faahin & Wararkii ugu dambeeyay Saraakiil ka tirsanaa Ciidamada Milateriga ee...
Galgaduud (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya weerar gaadmo ah oo galabta lagu qaaday gaadiid ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa...
DHAGEYSO: Puntland iyo Ganacsada oo ugu dambeyn ku heshiiyay isticmaalka Shilling...
Garoowe (Halqaran.com) –
Dowlad goboleedka Puntland iyo ganacsatada Gobolka Bari ayaa Arbacadii maanta ku heshiiyay in la socodsiiyo lacagta Shilling Soomaaliga, kaddib kulan saacado qaatay...
Sidee ra’iisul wasaaraha Itoobiya loogu soo dhaweeyay dalka Kenya? +(SAWIRRO)
Mooyaale (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Arbacadii maanta waxa ay gaareen Magaalada Mooyaale oo ku taalla...
Madaxweyne Farmaajo iyo RW Rooble oo Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukuumadda Ingiriiska Mudane James Duddridge...
Dowladda Itoobiya oo waaran soo qabasho ah u jartay tobaneeyo Saraakiil...
Addis Ababa (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa soo saaray waaran qabasho ah 10 xubnood oo hore uga tirsanaan jiray gudiga booliiska Magaalada Addis...
Guddiga lagu muransan yahay ee Doorashada Xildhibaannada G/Waqooyi oo doortay Guddoon
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar ay helayso Halqaran News ayaa sheegaya, in guddiga doorashada Xildhibaannada gobollada Waqooyi ee lagu muransan yahay ee ku xareysan Hotel...







