Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Midowga Musharraxiinta ”Boob ayaa lagu hayaa hantida Qaranka Soomaaliya”! +VIDEO
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa walaac ka muujiyay isku dayga Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ku bixineyso ruqsadaha baarista Shidaalka.
Golaha ayaa ku tilmaamay...
Shirkii aan caadiga aheyn ee Golaha Wasiirrada Somaliya oo markale baaqday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka aan caadiga aheyn ee Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Sabtidii maanta baaqday, sida ay xaqiijiyeen ilo...
Go’aankii Golaha Wasiirrada Puntland oo maanta lagu wado inuu dhaqan-galo (Maxa...
Garoowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa go’aan cusub ka soo saartay xakamaynta sicir bararka baahsan ee ka jira gudaha deegaannada Puntland.
Wasaaradda Maaliyadda Puntland...
Faah-faahin iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay...
Mudug (Halqaran.com) – Waxaa –faah-faahin cusub ka soo baxaya dagaal beeleed ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Dagaal dhexmaray maleeshiyaad hubeysan...
Xildhibaannadii Xasaanadda laga qaaday ee Puntland oo go’aano adag ku dhawaaqay
Garoowe (Halqaran.com) - Xildhibaannadii xasaanada laga qaaday ee dowlad goboleedka Puntland ayaa xalay shir jaraa’id oo ay Garoowe ku qabteen waxa ay ku beeniyeen...
Donald Trump oo amray in si dhaqsi ah looga saaro ...
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Maraykanka ayaa la sheegay inay ciidamadeeda ay kala baxayso dalka Soomaaliya horaanta sanadka cusub ee soo socda.
Madaxweyne Donald Trump ayaa...







