Saturday, April 18, 2026
27.9 C
Mogadishu

Midowga Musharraxiinta ”Boob ayaa lagu hayaa hantida Qaranka Soomaaliya”! +VIDEO

Muqdisho (Halqaran.com) – Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa walaac ka muujiyay isku dayga Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ku bixineyso ruqsadaha baarista Shidaalka.

Golaha ayaa ku tilmaamay tallaabadaas boob hanti Qaran, iyadoo lagu jiro marxalad doorasho oo kala guur ah.

Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Batroolka ayaa maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa dalka Turkiga, iyadoo bilaabayo bixinta ruqsadaha shidaal baarista goobaha horay looga cayimay deegaannada Galmudug.

Golaha Midowga Musharraxiinta Qaranka ayaa sheegay in ay nasiib daro tahay in xilliggaan oo dalku ku jiro kala guur la boobo hantidada Qaranka.

Halka hoose ka akhrso Qoraalka ka Golaha Midowga Musharaxiinta:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...