Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Dagaal ka socda Wanlaweyn iyo Askar lagu dilay halkaasi
Wanlaweyn (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in dagaal u dhaxeeya ciidamo ka tirsan daraawiishta Koonfur Galbeed...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo sii deysay taliyhii hore ee ciidanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - War-Saxaafadeed kasoo baxay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Taliska Ciidamada Xoogga Dalka uu ku eedeeyay...
Ciidanka Xoogga dalka oo Al-Shabaab kala wareegay deegaan ka tirsan Sh/Hoose
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in ciidamada kumaandooska Gorgor ee xoogga dalka howlgal ay sameeyeen ay Al-Shabaab...
Mid ka mid ah raggii laayay saraakiisha ciidamada Miltariga Soomaaliya oo...
Balanballe (Halqaran.com) - Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Galmudug ayaa tan iyo xalay waday hawlgallo ay ku baadigoobayaan ragii ka dambeeyay dil...
Dagaal ka socda xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa dagaal uu ka socdaa meel u dhow isgoyska Carwo Itko ee kala qeybiya degmooyinka Howl-wadaag iyo Wardhiigley ee Magaalada muqdisho.
Halka...
Itoobiya oo go’aan adag ka gaareysay sida laga yeelayo saraakiisha TPLF
Addis Ababa (Halqaran.com) - Taliye ku xigeenka Ciidanka Itoobiya Gen. Abebaw Tadesse ayaa Magaalada Mekelle kulan kula yeeshay saraakiisha sar sare ee ciidanka Itoobiya.
Sida...







