Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BFS oo kulmaya, xilli muddo xiloodkoodii uu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Sabtida maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho,...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garoowe +(SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, mudane, Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo galabta gaaray magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.
RW Rooble...
DHAGEYSO: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo si adag uga hadlay Saraakiishii...
Galgaduud (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, Generaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa si adag uga hadlay saraakiishii maalin ka hor lagu laayay weerarkii...
Qaar ka mid ah Xildhibaannad Galmudug oo arrimo muhiim ah kala...
Muqdisho (Halqaran.com) – Qaar ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Jimcihii maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, Maxamed...
DF Soomaaliya oo sheegtay in duqeyn lagu dilay Xubno ka tirsan...
Jilib (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska xoogga Dalka oo kaashanaysa Taliska Ciidanka Africom ayaa duqeyn cirka ah u gaystay Warshad ay lahaayeen Al-Shabaab oo qaraxyada...
Dhageysiga Kiiska Xildhibaanadii Xasaanadda laga qaaday ee Puntland oo dib loo...
Garoowe (Halqaran.com) - Maxkamadda sare ee maamulka Puntland ayaa Khamiistii maanta la horgeeyay kiiska 8 Xubnood oo ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland, kuwaas oo dhawaan xubnaha...







