Tuesday, April 28, 2026
29.7 C
Mogadishu

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BFS oo kulmaya, xilli muddo xiloodkoodii uu sii dhamaanayo

Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Sabtida maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho, xilli muddo xileedkooda sii dhamaanayo

Farriimo loo diray Xildhibaannada ayaa lagu wargeliyay in kulanka maanta oo ajandihiisa yahay akhrinta koowaad ee Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2021 iyo akhrinta labaad ee Hindise sharciyeedka dhismaha dhiiragelinta maalgashiga.

Golaha Shacabka ayaa muddo xileedkiiso ku eg yahay 27-da bishaan  Decembere, waxaana ka hartay kaliyah 15 Maalmood.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa horay u diiday in muddo xileedkeedu uu dhammanaayo ilaa laga helo Baarlamaankii badali lahaa.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...