Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Midowga Musharraxiinta oo baaq deg-deg ah u diray Safiirka Turkiga ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Iyadoo safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz uu gelinkii dambe shalay magaalada Muqdisho kula kulmay Guddoomiyaha guddiga doorashooynka dowladda...
XOG CUSUB: Maxaa ka jira in Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ay...
Nairobi (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa sheegaya, in Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay halkaas ay joojisay dhammaan Shaqooyinkii...
Madaxweynaha Puntland oo Shirka dib u habeynta iyo kobcinta dhakhliga ka...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyay Shirka dib u habeynta iyo kor u qaadista dakhliga dowladda Puntland.
Waxaa Madaxweynaha...
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo xukun dil ah ku riday laba...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Arbcadii Maanta waxa ay xukun ku riday rag ka tirsan Ururka Al-Shabaab, kuwaas oo...
RW Rooble oo dhagax dhigay Garoonka Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa gelinkii dambe ee shalay dhagax dhigay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb.
Rooble ayaa...
”Galmudug ma barbar carari doonto dowladda federaalka ee Soomaaliya‘‘ waxa yiri...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa sheegay inaanay Galmudug barbar carari doonin Dowladda Federaalka, si lamid ah, sidii ay Puntland...







