Thursday, July 30, 2026
26.2 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Caalamka
Ahmed Mohamed

Taalibaan oo ku adkeysaneysa in aan waqti loogu darin Mareykanka iyo...

Kabul (Halqaran.com) - Taalibaan ayaa ka digtay inuu jiri doono “cawaaqib” haddii Mareykanka iyo xulafadiisa ay baaqi kusii ahaadaan Afghanistan wax ka baxsan toddobaadka...
Ahmed Mohamed

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ‘Odawaa’ oo Addis Ababa kula kulmay Taliyaha...

Addis Ababa (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage ayaa Magaalada Addis Ababa kula kulmay Taliyaha Ciidamada Itoobiya, General Berhanu Jula. War...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo daahfuray munaasabadda guddiga 4-aad ee Af-Soomaaliga +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda lagu howl-gelinayo Guddiga 4-aad ee Afsoomaaliga ayaa tilmaamay muhiimadda...
Ahmed Mohamed

Midowga Musharraxiinta oo ka horyimid habraaca ka soo baxay Shirka Wadatashiga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Midowga Musharraxiinta ee mucaaradka ayaa ka horyimid habraacyadii Axaddii shalay laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo...
Ahmed Mohamed

Akhriso Qodobbada laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee ka socday Muqdisho labo maalmood ayaa maanta lasoo gababeeyay waxaana laga soo saaray war murtiyeed. Qodobada waxaa...
Ahmed Mohamed

Shaqaalaha DF Soomaaliya oo loogu baaqay inay qaataan tallaalka Covid-19

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XF Soomaaliya oo daahfuray talaalka ayaa ku dhawaaqay in shaqaalaha dowladda Soomaaliya ay Waajib ku tahay...