Friday, April 17, 2026
29.9 C
Mogadishu

Midowga Musharraxiinta oo ka horyimid habraaca ka soo baxay Shirka Wadatashiga Qaran

Muqdisho (Halqaran.com) – Golaha Midowga Musharraxiinta ee mucaaradka ayaa ka horyimid habraacyadii Axaddii shalay laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho.

Midowga Musharraxiinta ayaa War-saxaafadeed ku sheegay inay si adag uga soo horjeedaan qodobada la xiriira Odayaasha Dhaqanka, magacaabidda Bulshada Rayidka, xulista iyo xaqiijinta, dabagalka iyo diiwaangelinta ergada.

Si kastaba, Midowga Musharaxiinta ayaa ku andacoonaya in habraacyadaasi ay awood dheeri ah siinayaan Dowlad Goboleedyada.

Hadda halka hoose ka akhriso War-saxaafadeedka Midowga Musharraxiinta:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...