Midowga Musharraxiinta
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan muhiim ah la yeeshay Midowga Musharraxiinta
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Midowga Musharraxiinta oo ay ka wada hadleen dar-dargelinta howlaha doorashooyinka,...
Midowga Musharraxiinta oo ka horyimid habraaca ka soo baxay Shirka Wadatashiga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Midowga Musharraxiinta ee mucaaradka ayaa ka horyimid habraacyadii Axaddii shalay laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo...
Midowga Musharraxiinta oo la shiraya guddiga doorashooyinka heer Federaal (Maxaa cusub?)
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa hoteelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho uu kulan uga socdaa Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo uu kamid yahay musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud...
Midowga Musharraxiinta oo war deg-deg ah ka soo saaray Guddiga Ciidamada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Musharraxiinta ayaa Isniintii maanta soo saarey bayaan ay ku soo dhaweeyeen guddiga uu u magacaabay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen...
Bannaanbixii berri ka dhici lahaa Daljirka Daahsoon oo dib loo dhigay
Muqdisho (Halqaran.com) – Midowga Musharraxiinta ayaa shaaciyay in dib loo dhigay bannaanbaxii lagu ballansana in uu maalinta berri ah ka dhaco Daljirka Daahsoon.
Madaxweynayaashii hore...
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga Musharraxiinta oo Shir uga socda Hotel...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadda kulan looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ee dalka waxa uu Magaalada Muqdisho kula leeyahay...









