25.2 C
Mogadishu
Wednesday, June 29, 2022

Tag: ka horyimid

Midowga Musharraxiinta oo ka horyimid habraaca ka soo baxay Shirka Wadatashiga Qaran

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Midowga Musharraxiinta ee mucaaradka ayaa ka horyimid habraacyadii Axaddii shalay laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo...

DAAWO WAREYSI – C/wali Gaas “M/weyne Farmaajo wuxuu Ciidanka Qaranka u isticmaalay Siyaasada”

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna Madaxweynihiii hore ee dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ‘‘Ma aqoonsanin heshiiskii lagu gaaray Baydhabo‘‘

Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare ee BF Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa maanta ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo heshiiskii doorashada ay...

Madasha Xisbiyada Qaran oo war cusub ka soo saaray Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka

Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayna ku midoobeen ilaa lix Xisbi Siyaasadeed ayaa...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ‘Xaashi’ oo ka horyimid guddiga uu magacaabay RW Rooble

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi cabdillaahi ayaa ku eedeeyay Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble in...

AKHRISO: Baarlamaanka Puntland oo ka hor yimid sharciyadii uu meel mariyay BF Somaliya

AKHRISO: Baarlamaanka Puntland oo go'aan cad ka soo saaray sharciyadii uu meel mariyay BF Somaliya Garowe (Halqaran.com) – Xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Puntland oo maanta kulan...

DHAGEYSO: Somaliland oo diiday qorshe ay ku dhawaqday DF Somalia

Hargeysa (Halqaran.com) – Iyadoo khamiistii shalay dowladda Soomaaliya lagu wareejiyay labada Diyaaradood oo Hilacopter ah, kuwaas oo loogu talo galay inay Ayaxa ka buufiyaan...

XOG: XIldhibaan ka hor-yimid Amar culus oo ay DF Soomaaliya ku soo rogtay shaqaalaheeda (Ogow Sababta)!

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu ka horyimid awaamiir ay...

Don't miss

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Kormeeray Xarunta Cusub Ee Xukuumaddiisa ku Shaqeyndoonto

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre...

Ciidamada laamaha Amniga ee Magaalada Muqdisho oo qabtay, Rasaas iyo Waxyaabaha Maankadooriya

Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa howlgallo ballaaran ka...

Wasiir Beyle oo hortegay Xildhibaannada labada Aqal &Su’aalo kulull oo la Weydiiyay Maanta.

Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Holaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

Mareykanka oo baaraya Maydadka ku dhawaad 46 ruux oo Tahriibayaal ah.

San Antonio(Halqaran.com) –Ugu yaraan 46 qof oo la...

MW Saciid Deni oo kulan Gaar ah la yeeshay Saraakiisha Ciidamada Puntland.

Garoowe(Halqaran.com) –Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni,...