Thursday, July 30, 2026
26.2 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Cayaartoyda kubadda Cagta ee Hayland oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho +(SAWIRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Cayaartooyda kubada cagta ee ka timid Haayland ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta soo gaaray garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho. Waxaana...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Hirshabeelle ‘Cali Guudlaawe’ oo dib ugu noqday Jowhar

Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axaddii Maanta dib ugu laabteen Magaalada Jowhar, halkaas oo...
Ahmed Mohamed

Britain oo ciidamadii ugu dambeeyay kala baxday dalka Afghanistan

Britain (Halqaran.com) - Dowlada Britain ayaa soo gabo gabeesay daadgureynta muwaadiniinteeda ku sugnaa dalka Afganistan gaar ahaan magaalada Kabul ay dhawaan la wareegeen dagaalyahanada...
Ahmed Mohamed

20 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay Jamhuuriyadda Congo

Congo (Halqaran.com) - Jabhadda ADF ayaa lagu eedeeyay in ilaa iyo 19 ruux ay bariga wadanka Jamhuuriyada dimoquraadiga Congo ay ku dileen sida ay...
Ahmed Mohamed

RW Rooble oo shir Guddoomiyay kulan Golaha Wada-tashiga Qaran ay la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyey kulan u dhexeeyey Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka iyo wakiilada  Beesha...
Ahmed Mohamed

Golaha Siyaasiyiinta gobollada waqooyi ‘garabka Cabdi Xaashi’ oo ka horyimid habraaca...

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobollada Waqooyi ee Somaliland garabka uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxaa ay ka...