Thursday, July 30, 2026
26.2 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Askarigii ugu Danbeeyey ee Maraykan ah oo Iskaga Holleelay Dalka ...

kabul (Halqaran.com) – Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu soo gabagaboobay joogitaankoodii militari ee waddanka Afghanistan, waxaan diyaaradihii ugu dambeeyay ay ka duuleen garoonka...
Ahmed Mohamed

Go’aankii lagu kireyn lahaa qeyb ka mid ah Tiyaatarka Qaranka oo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XF Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa hakiyey ijaarka iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida Tiyaatarka kadib...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan muhiim ah la yeeshay Midowga Musharraxiinta

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Midowga Musharraxiinta  oo ay ka wada hadleen dar-dargelinta howlaha doorashooyinka,...
Ahmed Mohamed

Gantaallo lagu weeraray Garoonka Kabul iyo Wararkii ugu dambeeyay

Kabul (Halqaran.com) - Dhowr gantaal ayaa maanta lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kabul, ka dib markii shalay uu Mareykanku fashiliyay gaari laga soo...
Ahmed Mohamed

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku riday Sawir-qaade ka tirsan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdisamad Ibraahim Cumar oo magiciisu afgarashadu yahay (Abuu Cali) ayaa loo xiray dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay ka mid ahaanshiyaha Daacis,h oo...
Duuliye

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Pakistaan oo warsaxaafadeed Ka Soo Saartay Eedeymo...

Islamabad(Halqaran.com) –Safaaradda Soomaaliya ee dalka Paakistaan ayaa ka jawaabtay cabashooyin iyo eedeymo culus oo kaga yimid Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi, kuwaasi...