Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Uganda oo dacwad ku soo oogeysa askar dad rayid ah ku...
Uganda (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Uganda Uweri musafani ayaa qiray in ciidamada Uganda ee ka mid ah howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ay dhawaan...
Wararkii ugu dambeeyay daad-gureynta weli ka socota Afghanistan
Kabul (Halqaran.com) - Diyaarado siday boqolaal qof oo laga soo daadgureeyay Kabul ayaa gaaray wadamada Ingiriiska iyo Jarmalka iyadoo waddamada reer Galbeedka ay sare...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday Xarunta Jaamacadda Carabta ee Qaahira +(SAWIRRO)
Qaahira (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku joogga dalka Masar ayaa Talaadadii maanta booqday Xarunta Jaamacadda Carabta ee...
Guddoomiyhii deegaanka Garasbaaley oo maanta qarax lagu dilay
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyihii Deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada Muqdisho, Maxamed Abuukar Afrax ayaa Talaadadii maanta ku dhintay qarax gaarigiisa lagula eegtay gudaha magaalada.
Guddoomiyaha...
Midowga Musharraxiinta oo la shiraya guddiga doorashooyinka heer Federaal (Maxaa cusub?)
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa hoteelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho uu kulan uga socdaa Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo uu kamid yahay musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud...
UPDATE: Taalibaan oo gudaha u gashay Kabul & Wararkii ugu dambeeyay
Kabul (Halqaran.com) – Maleeshiyada Taalibaan ayaa la soo sheegayaa in gudaha u galeen caasimadda Afghanistan ee Kabul Axadda maanta ah, sida uu sheegay sarkaal...







