Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
RW Rooble oo Nairobi kula kulmay qaar ka mid ah Safiirada...
Nairobi (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula qaatay magaalada Nairobi ee dalka Kenya qaar ka mid safiirada...
Akhriso: Magacyada Lixda Senator ee maanta lagu doortay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Waxaa Khamiistii maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka dhacday doorashada lix ka mid ah kurasta Aqalka Sare. waxaana ku tartamayay...
Madaxweyne Erdogan oo sheegay inuu la kulmi karo hoggaamiyaha Taliban
Ankara (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka, ayaa sheegay inuu la kulmi karo hoggaamiyaha kooxda Taliban, si uu gacan uga geysto xaqiijinta nabadda Afghanistan.
Dagaal-yahanada Taliban ayaa...
Wasiirrada Maaliyadda dalalka Soomaaliya iyo Turkiga oo arrimo badan kawada hadlay
Ankara (Halqaran.com) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta Magaalada Ankara kula kulmay Wasiirka Maaliyadda Turkiga, Lütfi Elvan.
Wasiir Beyle ayaa sheegay inay...
RW Rooble oo galabta gaaray magaalada Nairobi
Nairobi (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray Magaalada Nairobi, ka dib markii ay ka ambabaxeen...
11 Senator oo maanta lagu doortay Magaalada Garoowe (Akhriso Magacyadooda)
Garoowe (Halqaran.com) - Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa maanta Magaalada Garoowe ku doortay 11 xubnood ee Puntland ku metelaya Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya.
22...







