Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
XOG CUSUB: Ilhaan Cumar ”Madaxweyne Donald Trump nafteeda ayuu halis geliyay”
Washington (Halqaran.com) - Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka mid ah Baarlamaanka dalka Mareykanka ayaa Madaxweynaha dalkaasi Donald Trump ku eedeysay in uu halis galiyay...
Rag Burcad ah oo isbaarooyin dhiganayay deegaan muhiim ah oo gacanta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska dowladda Federalka Soomaaliya ayaa hawlgal ay ka sameeyeen deegaanka Calamada, waxa ay ku soo qabteen rag Burcad ah oo...
XOG: ”Xisbi ku sheegyada dalka ka jira waa laba wajiilayaal!”, waxa...
Muqdisho (Halqaran.com) – Mid ka mid ah Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya, ayaa eedeyn kulul kula dul-dhacay xisbiyada Siyaasadeed ee ka jira dalka.
Xildhibaan Cabdi-shakuur Cali Mire...
AKHRI WARBIXIN: Maxaa sababay sare u kaca furiinka Soomaalida dalka Kenya?
Nairobi (Halqaran.com) - Qaadiga Muslimiinta Kenya ayaa walaac ka muujiyay tirada sii kordheysa ee burburka qoysaska Islaamka ee dalkaas, gaar ahaan Soomaalida.
Xafiiska Qaadiga ayaa...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Deni oo si cajiib ah loogu soo dhaweyay...
Garacad (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdilaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray maagaalo Xeebeedka Garacad ee Gobolka Mudug.
Mr....
DEG DEG + XOG XASAASI: Dowlada Ingiriiska oo Somaliland ka diiday...
Hargeysa (Halqaran.com) - Dawladda Ingiriiska ayaa weli ku dhegan mawqifkeeda ah in dalalka gobalka ee Afrika ay horseed ka noqdaan aqoonsiga Somaliland iyo heshiis dhex...







