Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxay qaban doonaan guddiga cusub ee uu magacaabay M/weynaha Puntland?
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay guddi u qaabilsan dabagalka hirgelinta fursadaha maalgashi iyo shirkadaha maalgashi ee Puntland.
Guddigan...
XASAASI + DAAWO MUUQAAL: Siyaasiyiin Somaliland ah oo ay ka qaybgeli...
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WAREYSI XIISO BADAN:
https://youtu.be/tXlAQdmMmnI
→DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:⇓
https://halqaran.com/index.php/2019/09/20/maxay-qaban-doonaan-guddiga-cusub-ee-uu-magacaabay-madaxweynaha-puntland-saciid-deni/
https://halqaran.com/index.php/2019/09/19/daawo-muuqaal-xukuumadda-uu-hoggaamiyo-muuse-biixi-haday-si-toos-ah-u-damacay-inay-hoostagto-dowladda-farmaajo-maxay-dadka-ugu-sheegi-waayeen/
https://halqaran.com/index.php/2019/09/20/akhri-dhacdo-la-yaab-leh-oo-lagu-dilay-askari-oo-ka-dhacday-muqdisho-sidee-wax-u-dhaceen/
https://halqaran.com/index.php/2019/09/20/xog-cusub-maxaad-ka-ogtahay-sababta-rasmiga-ah-ee-uu-wasiir-ka-tirsan-xukuumadda-kheyre-uu-isku-casilay/
https://halqaran.com/index.php/2019/09/20/update-hoggaanka-sare-al-shabaab-oo-si-adag-uga-hadlay-muranka-kenya-ay-gelisay-badda-soomaaliya/
https://halqaran.com/index.php/2019/09/20/dhageyso-xog-xasaasi-maxay-kaga-jawaabtay-df-somaliya-xayiraaddii-ay-saartay-hawada-kismaayo/
Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com
AKHRI: Dhacdo la yaab leh oo lagu dilay Askari oo ka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Mid ka mid ah askarta ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Jimcihii maanta lagu dilay magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel u dhow isgoyska...
XOG: Maxaad ka ogtahay Sababta rasmiga ah ee uu Wasiir ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirkii Ku-xigeenkii Wasaaradda Xanaadda Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdikariin Dhalac ayaa iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka hayay xukuumadda Ra’iisul...
UPDATE: Hoggaanka sare Al-Shabaab oo si adag uga hadlay muranka Kenya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Amiirka maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab, Axmed Cumar Abuu Cubeyda ayaa markii ugu horeysay ka hadlay murunka ay Dowladda Kenya gelisay Badda Soomaaliya.
Abuu...
DHAGEYSO + XOG XASAASI: Maxay kaga jawaabtay DF Somaliya xayiraaddii ay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay sababtii ka dambeysay in diyaaradaha ka yimaado Magaalada Kismaayo ay soo maraan magaaladda...







