Wednesday, June 24, 2026
25.8 C
Mogadishu

XOG: Maxaad ka ogtahay Sababta rasmiga ah ee uu Wasiir ka tirsanaa Xukuumadda Kheyre uu isku casilay?!

Cabdikariin Dhalac oo is-casilay

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirkii Ku-xigeenkii Wasaaradda Xanaadda Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdikariin Dhalac ayaa iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka hayay xukuumadda Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.

Cabdikariin Dhalac qoraal uu soo dhigay bartiisa bulshadda ayuu ku sheegay in xilkii isaga casilay faragalinta ay Xukuumada Soomaaliya ku heyso Arimaha maamul u sameynta Galmudug.

Wuxuuna ugu baaqay Madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya in ay faragalinta ka daayaan maamulka Galmudug, islamarkaana rabitaanka Shacabka la tixgaliyo.

Hadda hoos ka akhri qoraalka Wasiir Cabdikariin Dhalac uu soo dhigay bartiisa.

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:



Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...