iscasilay
Agaasimaha guud ee wasaaradda Maaliyadda Dowlad goboleedka Puntland oo is-casilay
Garoowe (Halqaran.com) - Agaasimihii guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland Faysal Cabdullaahi Warsame ayaa lagu soo warramayaa in uu xilkii iska casilay.
Warar aynu...
Madaxwaynihii dalka Mali oo is-casilay, kaddib markii la soo…
Mali (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Mali Ibrahim Boubacar Keita ayaa xalay saqdi dhexe ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka, kaddibna kala diray baarlamaanka, saacado...
XOG: Maxaad ka ogtahay Sababta rasmiga ah ee uu Wasiir ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirkii Ku-xigeenkii Wasaaradda Xanaadda Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdikariin Dhalac ayaa iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka hayay xukuumadda Ra’iisul...
Muxuu isku-casilay danjirihii Ingiriiska u fadhiyay dalka Mareykanka?
Danjiraha dowladda Ingiriiska u fadhiya Mareykanka Kim Darroch ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay is casilaaddiisa kaddib markii si hoose loo dusiyay hadallo...







