Thursday, July 23, 2026
24.7 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DEG DEG +DAAWO MUUQAL: ”Jabhadaha ka dillaacay AWDAL waa run, waxayna...

Hargeysa (Halqaran.com) – Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga Caddaaladda iyo daryeelka ee UCID, Prof Qaasim Sheekh Ibraahim Tubeec oo wareysi gaar ah siiyay HornCable...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: Maxaa ka Ogtahay in madaxweynihii hore Sheekh Shariif loo...

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow soo gaaray mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in Axaddii maanta magaalada Muqdisho lagu xayiray diyaaradii qaadi laheyd madaxweynihii hore ee...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Puntland oo amar culus ku soo rogtay Warbaahinta madaxa-banaan +...

Garoowe (Halqaran.com) - Wasiirka dowlad goboleedka Puntland, Cali Xassan Axmed (Sabareey) oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa shaaciyay shuruud adag oo la hordhigayo suxufiyiinta...
Weriye Ahmed Abdi

WAR CUSUB: DF Somaliya oo mar kale amar dul-dhigtay diyaaradaha u...

Kismaayo (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markale amaro dul dhigtay shirkadaha Duulimaayadda ku taga Magaaladda Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay Khasaaraha, weerar ku billowday ismiidaan oo ay Al-Shabaab...

Marka (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaraya Gobolka Shabellaha hoose, ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo Safar aan horey loo shaacin ku tagay...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa safar deg deg ah oo aan horay loo sii shaacin barqadii maanta...