Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
XOG CUSUB: Maxaa ka jira in Somaliland ay Sheekh Maxamed Idiris...
Hargeysa (Halqaran.com) - Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee xukuumadda Somaliland ayaa joojisay tababar Cilmiyeed oo ku saabsanaa Arrimaha Guurka iyo Muxaadarooyin Diini oo Magaalada...
DAAWO VIDEO: Waa sidee xaalada Caafimaad ee Fanaanadda weyn Maryan Mursal?
Hargeysa (Halqaran.com) - Fanaannadda caanka ah ee Maryan Mursal Xaaji Ciise Bootaan oo xaalad caafimaad ugu jirta isbitaalka gaarka loo leeyahay ee Royal ee...
Waa Imisa lacagaha ka timid beesha caalamka oo ay DF Somaliya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay fasaxday lacago deeq ah oo ka mid ah deeqaha Beesha caalamka ay ugu talo galeen Soomaaliya,...
Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horreysay u dhoofay Mareykanka si uu...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa barqadii maanta u dhoofay dalka Marykanka, si ay uga qayb...
DHAGEYSO: Guddoomiye Cumar Filish oo sheegay Sababta loo sugi la’yaha Amniga...
Muqdisho (Halqaran.com) – Kaddib markii uu Sabtidii shalay uu Madaxweyne Farmaajo uu saxiixay sharciga la-dadagaalanka musuq maasuqa ayaa Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Caasimadda...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay Kulankii uu Farmaajo xalay la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed iyo...







