Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
XOG + DHAGEYSO: Maxaa ka jira in Amniga Caasimadda Muqdisho isbaddel...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdi Xasan Xijaar ayaa sheegay in taliska Ciidanka Booliska ay isbadel ku sameyn doonaan Ammaanka Caasimadda Muqdisho.
Waxaa...
XOG: Maxay ka dhigan tahay falcelintii Yuusuf Garaad ee hadalkii Sheekh...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay hadalkii ka soo yeeray Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore...
DHAGEYSO: Madaxweynihii hore Somaliya Xasan Sheekh ”Hoggaanka DF Somaliya sida ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay jujuubkii Axaddii shalay lagu sameeyay Madaxweynihii hore ee Somaliya, Shariif Sheekh...
DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Somaliland oo Xamar dowlad cusub u...
Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka hadlay xayiraaddii lagu sameeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif...
DHAGEYSO: Shariif Sheekh Axmed oo si kulul u weeraray Madaxda DF...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed oo Isniintii maanta Suxufiyiinta kula hadlay Magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay arrimo badan...
Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Wadajir oo kabaha la dul-maray madaxda dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame, ayaa weerar afka ah ku qaaday dowladda Federalka Soomaaliya, xilli uu ka...







