Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO VIDEO: ”Hadduusan M/weyne Muuse Biixi dhageysan tabashada reer Awdal, wixii...
Hargeysa (Halqaran.com) – Maxamed Cabdi Aw-Cabdi musharraxii madaxweyne ku xigeenka ee Xisbiga Waddani ayaa si adag uga hadlay arrimo badan oo la xiriira gobolka...
XASAASi + DAAWO VIDEO: Xiddig iyo Seeraar oo Weerar culus ku...
Kismaayo (Halqaran.com) - Cabdinaasir Seeraar Maax iyo Cabdirashiid Xidig oo kamid ah Madaxdii Kismaayo lagu doortay ayaa waxay ka hadleen xaaladaha maamulkaasi iyo dhacdadii...
WAR DEG DEG: Rag ganacsato ah oo lagu dilay magaalada...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya, in laba nin oo ganacsato ah galabta lagu dilay...
Maamulka Hirshabelle oo ka hadlay dilka Nabadoon Qaloosh loogu geystay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Maamulka Hirshabelle ayaa ka tacsiyadeeyay dilkii maanta Magaalada Muqdisho loogu gaystay Allaha u naxariistee Nabadoon Cabdiraxman Axmed Cabdulle (Qaloosh).
Nabadoonka oo ka...
WAR CUSUB: KENYA oo go‘aansatay in qaadkii ugu badnaa ay u...
Nairobi (Halqaran.com) - Hay’adda Cuntada iyo Beeraha dalka Kenya ee AFA ayaa waxaa ay sheegtay in ay dooneyso in la kordhiyo suuqyada Qaadka dalka...
UPDATE: Nabadoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo hubeysan ayaa maanta ku toogtay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, Nabadoon ka mid ah Odayaasha degmadaasi.
Allaha u naxariistee Nabadoon Cabdiraxmaan...







